Dhageyso Gudoomiyaha Deegaanka Goof-gaduud Oo Ka Warbixiyey Howlgaladdii Ay Ka Sameeyeen Deegaanka

Gudoomiyaha Deegaanka Goof-Gaduud Xuseen War-dheere Xasan ayaa sheegay in howlgal ay sameeyeen ay kusoo qab qabteen dad farabadan oo ay uga shakinsan yihiin in ay xiriir la leeyihiin kooxda Shabaab.

Gudoomiyaha ma cadeyn tirada rasmiga ah ee lagu soo qabtay howlgalada ka dhacay deegaanka walow uu sheegay in howlgalku uu jiro maadaama deeganka Goofgaduud ay shalay la wareegen dagaalyahaano ka tirsan Al-shabaab balse markii dambe dib ay ula wareegen Ciidanka  Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa Itoobiya.

.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open