Dhageyso Gudoomiye Yariisow “Mooryaantii Soo Duushay Markii Laga Adkaaday Waxay Dabada La Galeen Maleeshiyada Alshabaab”

Gudoomiye Maxamed Cusmaan Cali Yariisow oo wareysi siiyey warbaahinta taageerta halganka ka socda Gobolka Shabeelada hoose ayaa ka hadlay halka ay ku dambeeyeen Mooryaanta Habargidir ee duulaanka kusoo qaaday bdeeganaada Beesha Biimaal.

Yariisow ayaa sheegay Markii ay ka adkaadeen Mooryaanta buracadbadeeda ah ay dabada la galeen Maleeshiyada Alshabaab ka dibna isku hadaf ay ka wada noqdeen barakicinta Beesha Biimaal.

“Waxaan kaashaneynaa xaqa ma jiro wax wada hadal ah oo lala galaayo Alshabaab” ayuu yiri Gudoomiye Maxamed Cusmaan Cali Yariisow

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open