Dhageyso Madaxweynaha Jubbaland Oo Ku Baaqay In Dalka Laga Saaro Ciidamada Amisom

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa ku baaqay in si deg deg ah dalka guud ahaan loogu saaro Ciidamada Shisheeye ee Jooga, gaar ahaan kuwa AMISOM.

Waxa uu sheegay in ay qalad tahay in ay dalka sii joogaan maadama sida uu sheegay ay ka baxayaan ama ay baneenayaan deegaanadii ay joogeen.

Hadalka Axmed Madobe ayaa imaanaya iyadoo Ciidamada Amisom ay caadiyeysteen in ay baneeyaan deegaano laga saaray Shabaab, waxaana taas dhabar jab ay ku tahay dowladnimada iyo shacabka u baahi qaba qarannimo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open