Musharaxad Faadumo Dayib Oo Muqdisho Soo Gaartay Kana War Bixisay Doorkeeda Maamul (Video)

Qaar kamid ah Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa Taageero u muujiyey Faadumo Dayib oo ah musharax u taagan qabashada xilka Madaxweynenimo ee Soomaaliya, waxaana ay sheegeen inay Haweenku qaban karaa Hogaanka dalka.

Faadumo ayaa ka warbixisay Qorshaheeda Musharaxnimo, Iyadoona Tusaale usoo qaadatay Hillary Clinton, iyadoona sheegtay inay Soomaaliya xiligan diyaar u tahay isbadal, Waxayna sidoo kale soo Bandhigtay sida ay ula Dhaqmi doonto Kooxda Al-shabaab.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open