Dhageyso Maxaa Iska Bedeli Kara Kacdoonka Itoobiya, Mar Hadii Isbedel Lagu Sameeyey Xukuumada

Dadka falan qeeya arimaga dalka Itoobiya ayaa ka hadlay isbedelada la filan karo ee ku iaamn kara kacdoonka dalka Itoobiya ka dib isku shaandheyn lagu sameeyey Golaha wasiirada ee dalka Itoobiya.

Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam ayaa magacaabay 21 wasiir oo ay ku jiraan wajiyo cusub oo hoggaamin doono wasaaradaha maaliyada iyo arrimaha dibedda.
Barta ay dowladdu ku leedahay Twitter-ka ayaa lagu sheegay in baarlamaanka uu ansixiyay liiska cusub ee wasiirada.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open