Maamulada Madaxda Maamulada Puntland Iyo Galmudug Oo War Murtiyeed Kasoo Saaray Shir Ay Ku Yeesheen Magaalada Dubai

Shir ay goobjoog ka ahaayeen dhamaan madaxda Maamul Goboleedyada dalka ayaa lagu sheegay in Puntland iyo Galmudug ay wada gaareen heshiis dhigaya xabad joojin, iyo in la sameeyo guddi wada xaajood oo gaara heshiis waara, kaas oo ka dhici doona magaalada Kismaayo.

Waxaa saxaafadda soo garey war murtiyeed laga soo saarey shirka kaas oo labada dhinac ay kaga dheggan tahay calaamadaha maamulada Puntland iyo Galmudug, hoos ka eeg qodbada la isku afgartey.

warmurtiyeed

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open