Heesta Gudoon Cishqi, Erayadii Abwaan Bulqaas Codadka Fanaaniinta Aanan Kala Dhicin Cali Dhaanti Iyo Deeqa Afro (Video)

Erayadan heesta so socota Waxa isk leh Abwaan Cabdirisaaq Bulqaas, waxaana lagu magacaabaa “Gudoon cishqi” heestan oo soo jiidatay indhaha da’yarta maanta ayaa cododkood nagu soo gaarsiinaya Fanaaniinta aan kala dhicin ee Cali Bshiir (Cali Dhaanto) iyo  Deeqa Afro.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open