Markab Kaluumeysi Laga Leeyahay Dalka Tuunis Oo Filim Ka Duubay Tahriibeyaal Badda Ku Dhamaanayo Isagoon Wax Gurmad U Fidinin (Video)

Waxaa todobaadkii hore badda Mediterranean-ka ee u dhexeyso qaaradaha Afrika iyo Yurub ku quustay doon siday tahriibeyaal u socdaalayey dalalka Yurub si ay u helaan nolol wanaagsan.

Kaluumeysato saaran Markab kaluumeysi oo laga leeyahay dalka Tuunis ayaa filim ka duubay dadka muhaajiriinta ah oo badda ku rafanaayo iyagoo aan wax gurmad ah u fidinin. Waxaa la xaqiijiyey inay doonta quustay ay ku geeriyoodeen dad gaarayo 240 qof.

Hoos ka daawo

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open