Amin Arts Oo Sawirkiisa Maanta Dul Taagay Madaxweyne Shariif Sakiin Oo U Taagan Jagada Madaxweynaha Soomaaliya

Hogaamiyaha Maamulka fadhiidka ah ee Koonfur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo la aaminsanyahay inuu isu soo taagi doono tartanka doorashada Madaxtinimada Soomaaliya ayaa laga sameeyey Sawir uu baarlamaanka ku weydiisanayo inay farta taagan kuwa ku faraxsan inuu xilka ugu sareeya ee dalka qabto.

sak22

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran