Munaasabad Looga Hadlayay Horumarka Gobolada Jubooyinka Oo Lagu Qabtay Magaalada Kismaayo (Video)

Kulan looga hadlaayey hormarka Gobolada Jubbooyinka oo ay soo qaban qaabiyey dhalinyarada labadaasi Gobol ayaa waxa lagu qabtay magaalada Kismaayo, waxaana kulamka kasoo qeyb galay Xildhibaano ka tirsan dowlada fedaraalka iyo Wasiirka dhalinyarada iyo isbortiga xukuumada fedaraalka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open