Magaalada Garowe Oo Maanta Loo Fadhiistay Doorashada Xildhibaanada Aqalka Hoose (Sawiro)

Magaalada Garowe ee Caasimada Puntland waxa ka furmay doorashada xidlhibaanada aqalka hoose ee dowlada Fedaraalka.

Ergo gaareysa ilaa 600, ayaa maanta u codeyneysa ilaa 12 mudane oo Maamulka Puntland oo matali doona Baarlamaanka aqalka hoose ee dowlada fedaraalka, waxaan doorashadu ay ka socotaa ilaa 6, goobaad oo ku yaala Jaamacadaha Magaalada Garowe.

Xildhibaanada maanta loo codeenayo ayaa ayaa kasoo kala jeedaa siddeed beelooda oo ka mid ah beelaha Puntland, waxaana,a goobaha ay ka dhaceyso doorashada ku sugan gudiyada doorashooyinka heer fedaraal iyo mid maamul Goboleed.

Maamulka Puntland ayaa noqonaya maamulkii ugu horeeyey ee loo fadhiisto x=doorashada aqalka hoose ee baarlanaaka dowlada Soomaaliya, waxaana weli maamul Goboleedyada qaarkood ku harsan dhismaha aqalka sare.

5i2a8432 5i2a8437 5i2a8438 5i2a8439 5i2a8441 5i2a8442 5i2a8444 5i2a8445 5i2a8446 5i2a8447 5i2a8450 5i2a8472 06-4

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open