Ugaas Maxamed Weli “Xasan Sheekhow Aan Kuu Duceynee Afar Sano Dib Hanoo Dhigin Ee Iska Casil Xilka (Video)

Ugaas Maxamed Weli oo ka mid ah Odayaasha dhaqanka Soomaaliya ayaa Barnaamij Toos ah oo Xalay ka baxay Tv-ga Somali Cable codsaday Madaxweynaha Soomaaliya inuu iska casilo Musharaxnimada Madaxweynaha Soomaaliya, Wuxuuna u sheegay in Xasan Sheekh uu wax badan ku fashilmay intii uu xilka haayay.

Ugaas Maxamed Weli ayaa sheegay in Madaxweynaha Soomaaliya uu ku fashilmay afartii sano ee uu xilka haayay isla markaana uu dalka geliyay xaalad adag, Wuxuuna sheegay in isagoo soo taagan Madaxdii maamulada ay dalalka u yeedhayaan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open