Khasaarihii Ka Dhashay Weerar Ismiidaainta Ee Xalay Sii Kordheya (Sawiro)

Weerarkii xalay ka dhacay Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho oo uu fuliyey ruux naftii halige ah ayaa lagu waramayaa in khasaarihii ka dhashay uu sii kordhay.

Isbitaalada Magaalada Muqdisho ayaa waxa la gaariisyey dad dhaawac ah oo qaba dhaawacyo kala duwan, waxaana jira dhaawacyo ku geeriyooday isbitaalada, weli hay’adaha caafimaadka kama ay hadlin khasaaraha dhimasho iyo dhaawaac.

Maleeshiyada Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada weerarka, waxaana ay sidoo kale sheegeen in ay la beegsadeen weerarka Ciidamo sirdoon ah oo ka tirsanaa dowlad Soomaaliya, iyagoo ku faanay in ay qarxa ku laayeen Ciidamo badan.

ismiidaamin1 ismiidaamin3

ismiidaamin5

Tens of thousands of South Korean people march during a rally calling on embattled President Park Geun-hye to resign over a growing influence-peddling scandal, in central Seoul, South Korea, November 5, 2016.  REUTERS/Kim Hong-Ji

ismiidaamin7

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open