Maamulka Puntland Oo Warmurtiyeed Kasoo Saaray Dagaalkii Cuslaa Ee Maanta K aDhacay Magaalada Gaalkacyo (Akhri)

Maamul Goboleedka Puntland ayaa gelinkii dambe ee maanta warmurtiyeed kasoo saaray dagaalkii cuslaa ee maanta ee ka dhacay magaalada Gaalkacyo.

Warmurtiyeedka ayaa maamulka Puntland wuxuu ku sheegay in weerar lagu soo qaaday islamarkaana maamulka kasoo horjeeda ee Galmudug uu jabiyey heshiiskii xabad joojin ee dhawaan ka dhacay dalka isutagga imaaraadka carabka.

pl-war-murtiyeed

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open