Shariif Xasan Oo Ku Dhawaaqay In Uu U Taaganyahay Tartanka Doorshada Madaxtinmada Soomaaliya (Sawiro)

Munaasabad Maanta ka dhacday magaalada Baydhabo ayaa Madaxweynaha Maamulka Koo nfur galbeed Shriif Xasan Sheekh Aadan uu kaga dhawaaqay inuu u taaganyahay Tartanka doorashada Madaxtinimada Soomaaliya.

Madaxweyne Shariif xasan oo maalmo ka hor Baarlamaanka Maamulkiisa ay ansaxiyeen Sharci la yaab leh oo u ogolaanaya in isagoo Madaxweyne ka ha K/galbeed uu isu taagi karo tatanka ayaa musharxnimadiisa kaga hor dhawaaqay Munaasabad ya ka qeyb galeen siyaasiyiin badan.

Ku dhawaaqista Mushraxnimada Shariif Xasan oo aan laheyn ku xigeen ayaa ka dhigan in Mamaulka uu u afduubanyahay Isaga oo aana talada lagu aamini karin cid aan isaga aheyn.

shariif-xasan

01-8 02-9 03-8 04-9 05-6 06-7 07-4 08-2 09-1 10-1

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open