Wasiir Ganacsiga Maamulka K/galbeed Oo Ku Biiray Murasharaixiinta Aqalka Hoose Ee Baarlamaanka Fedaraalka

Xilli Wasiirada Maamulka K/galbeed ay noqdeen kuwo fadhiid ah iyo xubnaha qaarkood waxay bilaabeen in ay isu soo taagaan ka mid noqoshada Baarlamaanka aqlka hoose.

C/hi Sheekh Xasan oo ahaa Wasiirkii Ganacsiga ee Maamulka Koonfur galbeed ayaa maalinimadii shalay qaatay shahaadada tartanka doorashada.

Waxa jira xubno kale oo sigu jira Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed oo u tartmai doona kuwaasta aqalka hoose, waxaana ay uga cararayaan kuwaasta ay hada ku fahdiyaan fadhiidnimo iyo shaqa la’aan.

Wasiir ka cararaya fadhiidnimada golaha Wasiirada Maamulka Shariif Xasan ayaa bartiisa xiriirka bulshada ku baahiyey warqada ogolaashaha tartanka doorashada kuraasta aqalka hoose.

cabdullaahi

 

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open