Ibraahim Najax Iyo Ku Xigeenkiisa Dhinaca Dhaqaalaha Oo Maanta Booqday Barakacayaal Ku Sugan Deegaanka Ceeljaalle (Sawiro)

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelada hoose Ibraahim Aadan Cali Najax oo ay wehliyaan ku xigeenkiisa dhinaca dhaqaalaha iyo Taliyaha Boliiska Gobolka ayaa maanta booqday xero ay ku suganyihiin dad barakacayaal ah oo ku dhaqan deegaanka Ceeljaale.

Wafdiga Ibraahim Najax oo shalay iyo Maanta ku sugnaa xerada Ciidamada Amisom ee Ceeljaalle ayaa marka hore waxay kulamo la qaateen Maamulka deegaanka iyo Gudoomiye Maxamed Cusmaan Yariisow oo Ceeljaalle ku soo booqday.

Gudoomiye Najax iyo xubnihii lasocday ayaa looga xog waramay xaalada deegaanka ka jirta waxaana sidoo kale loo gudbiyey in deeganada Beesha Biimaal ay eedeysnayaal ka yihiin Waxa sheegta Maamulka Gobolka Shabeelada hoose oo dhibaatada iyo barakaca haaysta aanay jirin cid waxa garaawday.

Waxa sidoo kale loo gudbiyey in Beesha Biimaal ay isaga filanatahay cadowga wajiyada badan leh ee duulaanka kusoo qaaday, ayna ka gudbi doonaan culeyska iyo imtixaanka hada haaysata isbaheysiga Gobolka kusoo duulay.

Gudoomiye Najax iyo ku xigeenkiisa ayaa cudur daar ka bixiyey eeddda loosoo jeediyey, waxaana ay sheegeen in ay qaadanayaan eedooda maadaama mas’uuliyadda dadka ay sidaan.

14958872_917112325091144_841774576_n 15033544_917112575091119_430384072_n 14996455_917112495091127_2122371510_n 14961586_917114421757601_604200961_n 14937905_917114311757612_1590610265_n 14962446_917112535091123_1113278096_n 15033641_917112768424433_862224284_n 14958843_917112685091108_1747733054_n 14937064_917114621757581_1517520567_n

received_766156850191525 received_766156903524853

14971435_917114528424257_275701565_n 14996352_917112925091084_812836833_n 15032421_917112825091094_777718242_n

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open