Isbaheysiga Siyaasadeed Ee Xasan Sheekh Iyo Alshabaab Oo Sawir Qosol Badan Laga Sameeyey

Sawir gacmeedka maanta ayaa farshamiistaha weyn ee Amin arts wuxuu kusoo bandhigay isbaheysiga siyaasadeed ee ka dhxeeya Madaxweynaha xilkiisu dhamaaday Xasan Sheekh iyo Alshabaab.

Sawirka hoose ayaa waxa ka muuqda Madaxweyne Xasan Sheekh oo boorso tunkana u saaranyahay Askari Shabaab oo wajiga u duubanyahay iyo Boorso Xasan uu sito, halka askariga uu wato boor uu ku qoranyahay “Xasan Waa shabaab, Shabaabna waa Xasan”.

shaba

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open