Milateriga Duulaanka Ku Qaaday Magaalada Mouwsil Oo Soo Bandhigay Godadka Ay Qoteen Ciidamada Daacish (Video)

Ciidamada Ciraqaa ee duulaanka ku qaaday magaalada Mousil ayaa soo bandhigay godod ay lahaayeen Ciidamada kooxda la baxday magaca Khilaafada Islaamka ee Daacish.

Gododka alsoo bandhigay oo difaacyo u ahaa Ciidamada lagula dagaalamyo Magaalada xarunta u ah aheyd ayaa saraakiishu waxay sheegeen in ahaayeen difaacyo ciidamada Ciraaq ay kala kulmeen iska caabin xoog leh, walow markii dambe lagu qasbay in ay baneeyaan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open