Baarlamaanka Hirshabeele Oo Soo Gabagabeeyey Doorashada Xubnaha Aqalka Sare

Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa goordhow sopop gabagabeeyey doorashada xubnaha aqalka sare ee Maamulkaas u matali doona 54-ta mudane ee uu ka koobanyahay aqalka sare.

Doorshadan oo maalmihii lasoo dhaafay dib u dhacyo badan la kulmay sayaa ugu dambeyn maanta loo fariistay, waxaana tantanka kusoo baxay sideed xubnood oo ay ku jiraan ilaa labada Dumar.

1-Cisman Axmed Macow

2-Dr. Cismaan Maxamuud Maxamed Dufle

3-Muuse suudi Yalaxow

4-Naciima ibraahim yuusuf

5-Maxamed Cisman faarax dhegajuun

6-Maxamed Xuseen Raage

7-Fartuun c/qaadir faarax karaama

8-Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan

Beelaha kasoo jeeda deegaanada Waqooyiga ayaa looga fadhiya markan inay doortaan xildhibaanada aqalka sare oo markan ay kaligooda ku harsantahay doorashada.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open