Deg Deg Sheekh Nuur Maxamed Xasan Shariifka Oo Ku Geeleystay Kursiga Aqalka Hoose Ee Baaralamaanka

Sheekh Nuur Maxamed Xasan Shariifka oo u tartamayey doorashada aqalka hoose ee baarlamaanka fedaraalka ayaa ku guuleystay tartan ka dhacay magaalada Kismaayo.

Sheekh Nuur ayaa waxa la tartamaayey C/raxmaan Siidcali, waxaana lagu soo waramayaa in Sheekh Nuur uu ku guuleystay codadgaara ilaa 51 cod halka C/raxaan aanu helinĀ  wax cod ah.

Sidaan horey usoo qornay kursiga maanta lagu tartamayey oo ahaa mid ka mid ah kuraasta Beesha Biimaal ee Maamulka Jubbaland ayaa horey waxa ugu fadhiyey Saciid Maxamed Cali oo saacadihii dambe ee shalay tartanka ka haray.

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open