Maleeshiyada Alshabaab Oo Soo Bandhigay Sawiro Ay Kasoo Qaadeen Deegaanka Goof-gaduud Iyo Maamulka K/galbeed Oo Warkooda La Beeniyey

Warbaahinta ku hadasha afka kooxda shabaab ayaa soo badnhigay sawiro ay kasoo qaadeen deegaanka Goof-gauudu ee Gobolka Baay.

Deegaanka Goof-gaduud oo dhowr jeer hore ay kula dagaalameen Cioidamo ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed, ayaa markii dambe Ciidamada isaga baxay difaacyadii ay ku sugnaayeen.

Sawirada laga soo qaaday deegaanka Muujinaya in Maleeshiyaad Shabaab ah ay taaganyihiin difaacyada Ciidamada dowlada iyo ganacsi si gaabis leh ku socda oo deegaanka ka jira.

Dhawaan saraakiil ka tirsan Maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in Ciidamadii kasoo baxay deegaanka Goof-gaduud ay dib ugu celiyeen xarumahoodii.

dsc00174%20copy dsc00177%20copy dsc00189%20copy dsc00195%20copy dsc00220%20copy dsc00229%20copy dsc00262%20copy dsc00284%20copy

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open