Maxamed Cumar Cabdi Shaati iyo Xaaskiisa Sacdiya Axmed Yare Oo Tacsi Tiiraanyo Leh U Diraya Qoyska Reer Aw Nuur Maxamed

Annagoo kala ah Maxamed Cumar Cabdi Shaati iyo Xaaskiisa Sacdiya Axmed Yare, kuna nool dalka Ingiriiska waxaan Tacsi u direynaa dhammaan qoyska Reer Aw Nuur Muxumed Xooshow geeridii naxdinta lahayd ee shalay 08/11/2016 ku timid Sahra Aw Nuur Muxumed Xooshow-

Inna Lillaahi waa Ilaahi Raajicuun.
Ilaahay Kitaabka gacanta midig ha ka siiyo Jannadii Fardowsana ha ka waraabiyo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open