Nabadoon Yaasiin C/samad Oo Soo Bandhigay Sooyaalka Gaalkacyo Iyo Xilliga Lasoo Degay Xaafadda Baraxley (Video)

Barnaamijka Dhab ka hadal ee ka baxa Tv-ga Puntland ayaa waxa lagu marti qaaday Nabdoon Yaasiin C/samad, waxaana nabadoonka uu ka faaloonayaa Sooyaalka Taariikheed ee magaalada Gaalkacyo, waxaana sidoo kale uu ka warami doonaa xilliga ay dhisantay koonfurta Gaalkacyo oo ay degentahay Beesha Habargidir.

Nabadoonka ayaa sidoo kale ka warami doona marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay magaalada muranka badan uu ka jiro ee Gaalkacyo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa
SHARE