Ninka Xisbiga Jamhuuriga U Matalaya Doorashada Mareekanka Oo Qarka U Saaran Inuu Tartanka Ku Guuleysto (Sawiro)

Waxa daqiiqadihii ugu dambeeyey maraya tirinta codadka laga dhiibtay doorashada dalka Mareekanka oo tartanka uu u dhaxeeyo Xisbiyada Jamhuuriga iyo Dimuqraadiyada.

Ninka ay bulshada jecleyn ee u tartamaya xisbiga Jamhuuriga Donald TrumpĀ  ayaa ku horeeya coreeya natiijda hordhaca ee lasoo bandhigay waxaana uga harsan kaliya codadka laga doonayo ilaa lex cod, isagoo hada maraya ilaa 264,waxaana laga doonayaa in musharax guuleysanaya in uu keeno codad gaaraya ilaa 270 cod.

Hadii Donald TrumpĀ  uu ku guuleysto cod bixinta ayaa wuxuu noqonayaa madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareekanka, waxaana sidoo kale uu noqonayaa ninkii ugu horeeyey ee aan siyaasi caan ah aheyn ee kusoo baxa doorashada.

Doorashadan la filayo in natiijadeeda dhawaan la shaaciyo ayaa ka dhigan tii ugu adkeyd abid ee laga qabti dalka Mareekanka.

fer10 fer9 fer7 fer6 fer3 fer2 fer1

Supporters of U.S. Republican presidential nominee Donald Trump celebrate the results from Ohio and Florida at his election night rally in Manhattan, New York, U.S., November 8, 2016. REUTERS/Carlo Allegri

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open