Shirka Sanadlaha Ee Dhalinyarada Afrika Oo Maanta Lagu Soo Gabagbeenayo Magaalada Nayroobi (Sawiro)

Shirka sanadlaha ee dhalinyarada Afrika oo maalmahan ka socday magaalada Nayroobi ee dalka Kenya ayaa maanta lasoo gabagabeenayaa.

Ilaa sodon wadan oo ka mid ah wadamada Afrika ayaa sanad walba shirkan lagu martiqaadaa, waxaana safka hore kaga jira wadamada lagu casuumay wadanka Soomaaliya oo ay daashadeen dagaalo sanado badan qaatay.

Wadan kasta oo ka qeyb galaya shirka dhalinyarad Afrika ayaa laga doonayaa in uu soo gudbiyo hal qof oo dhalinyaro ah, iyadoo aan loo kala fiirineyn rag iyo dumar, waxaana sanadkan nasiib u yeeshay in Soomaaliya uu uga qeyb galo Eng Abuukar Sheekh Maxamed Mursal.

Marka laqabto shirarkan ayaa waxa looga ahdlaa qodobo kala duwan, waxaaa ugu horeeya sidii dhalinyarada looga badbaadin lahaa ka qeyb galka falalka argagaxiso, hormarka dhalinyarada iyo kuwo kale.

14970871_917666618369048_479428317_o 15008069_917666938369016_1533465689_o 15045383_917667138368996_1422832064_o 14976087_917667748368935_313582740_o 15032358_917667861702257_1652999156_n 14971491_917667605035616_1525138890_o 14996301_917666171702426_1999256642_n 15007859_917667381702305_249358000_o 15045697_917666401702403_2132366675_n

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open