Madaxweyne Donald Trump Oo Lagu Soo Dhaweeyey Aqalka Cad Ee Mareykanka Looga Arimiyo (Video )

Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa markii ugu horeysay waxaa Aqalka Cad ee Mareykanka looga taliyo ku soo dhaweeyey madaxweyne Brack Obama oo xilkiisa dhamaaday.

Donald Trump oo ah nin cunsuri ah naceyb badana u qabo umado kala duwan oo kala diin ah ayaa loo doortay inuu noqdo madaxweynaha dowladda Mareykanka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open