Puntland Iyo Galmudug Oo Warmurtiyeed Kasoo Saaray Shirkii Maanta Ka Dhacay Magaalada Gaalkacyo (Sawiro)

Shir magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ay ku yeesheen Madaxweynayaasha Maamulada Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Galmudug C/kartiin Xuseen Guuleed, ayaa waxalaga soo saaray war-murtiyeed ka kooban ilaa shan qodob.

Shirkan oo ay kasoo qeyb galeen Raysalwasaaraha dalka Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo xogayahay Qarmada midoobe ee arimaha Somaaliya Micheal Keating ayaa labada dhinac ee heeshiiska gaaray ay muujiyeen sidey uga go’antahay inay ka dhabeeyaan heshiiska.

Halkan hoose ka aqriso War-murtiyeedka

qodobada-lagu-heshiiyay

1-3 2-3 3-1

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open