Wakiilkii Puntland Tv Ee Magaalada Kismaayo Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Wariye magaalada Kismaayo uga soo warami jirey Tv-ga ku hadla afka maamulka Puntland ayaa goor dhow xabsiga loo taxaabay.

Cumar Yaasiin Cumar ayaa lagu soo waramayaa in ay Ciidamada Nabadsugidda Jubbaland ay kasoo kaxeysteen Gurigiisa oo ku yaalla xaafada farjanno, waxaana hada lagu haayaa xarunta Ciidamada ee ku taalla bartamaha magaalada.

Sababta ka dambeysa xariga wariyahaya ayaa loo sababeenayaa ka dib markii bartiisa facebooka uu kusoo qoray warbixin uu kaga hadlayo Ciidamada gadoodsan ee maanta la wareegay xarunta ay ka socotay doorashada aqalka hoose.

Halkan hoose ka aqariso qoraalka bartiisa uu ku orey wariye Cumar Yaasiin.

screenshot_2016-11-12-11-13-59-576x1024

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open