Dhageyso Raysalwasaaraha Soomaaliya Oo Sheegay In Dib U Eegis Lagu Sameenayo Nidaamka Fedaraaliisamka

Raysalwasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo shalay ka hadlayey heshiiskii Puntland iyo Galmudug ay ku gaareen Gaalkacyo ayaa sheegay in wax la aqabali karo ay aheyn in markale dagaal uu ka dhaco Magaalada Gaalkacyo.

Cumar C/rashiid ayaa sidoo kale sheegay in dib u eegis lagu sameyn doono nidaamka fedaraalka oo ay dhici karo sida uu yiri in uu soo cel celiyo dagaalka Gaalkacyo.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open