Sawir Qosol Badan Oo Laga Sameeyey Musharxiin Uu Ku Jiro Madaxweyne Xasan Sheekh

Sawir sameeyey Amin Camir ayaa maanta sawirkii Kaartoonka ah dul geeyey mushariixnta kala ah Xasan Sheekh Maxamuud, Cumar C/rashiid iyo C/raxmaan Cabdi Shakuur oo dowlada Imaaraadska weydiisanaya inay ka dhigto Madaxweynaha Soomaaliya, loogana abaal mariyo hantida maguurtida ah ee Umada Soomaaliyeed.

imar

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open