Daawo Sawiro Maleeshiyada Alshabaab Oo Dab Qabadsiiyey Xarumo Waxbarasho Iyo Guryo Dad Shacab Ah Leeyihiin Gobolka Sh/hoose (Sawiro)

Maleeshiyada Alshabaab ayaa dhowrkii maalin ee la soo dhaafay gubay guryo dad Shacab ah leeyihiin oo ku yaallo gobolka Shabeelaha Hoose. Sidoo kale, maleeshiyada Alshabaab iyo mooryaantii ku hungowday dagaalada dhulboobka gobolka Sh/hoose waxaa ka mid ah xarumo waxbarasho sida Iskuulkii hoose/Dhexe ee deegaanka Muuri.

Deegaanada ay guryaha ku gubeen maleeshiyada Alshabaab waxaa ka mid ah deegaanka Muuri iyo deegaano kale oo hoosyimaado degmada Raaxoole (ex KM50) ee gobolka Sh/hoose.

Shacabkii guryahooda la gubay ayaa xiligan ku dhibaateysan guryo cooshado ka sameysan.

20161031_210130 20161031_210847 20161031_210902 20161031_210912 20161031_210921 20161031_210946 20161031_211008 20161031_211025 20161031_211032 20161031_211055 20161031_211154 20161031_211452 20161031_211551 20161031_211611 20161031_211620 20161031_211635 20161031_211700 all-the-shops-on-the-road-side-were-looted-and-burned-with-fire the-muri-primary-school-was-ruined-by-ashabaab-and-h-gidir-clan-malitia-recently the-ruins-of-muri 20161031_210122 20161031_210111 20161031_210102 20161031_201015 20161031_201003 20161031_200806 20161031_200755 20161031_200350 20161031_200340 20161031_200241 20161031_200229 20161031_200200 20161031_200145 20161031_200132 20161031_200118 20161031_194319 20161031_194058

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open