Ciidamada Puntland Ayaa Maanta Banneeyey Xaafado Ka Tirsan Koonfurta Gaalkacyo Oo Ay Dagaal Kaga Qabsadeen Galmudug (Sawiro)

Ciidamada maamulka Puntland ayaa maanta gelinkii dambe banneeyey xaafado ka tirsan Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo ay dagaal kula wareegeen intii uu socday dagaalkii cuslaa ee maalmihii la soo dhaafay magaalada ka dhacay.

Cutubyo ka tirsan ciidamada Puntland oo gudaha ugu jiray xaafado uu ka talin jiray maamulka Galmudug ayaa maanta dib looga soo durjiyey xaafadahaasi kadib markii heshiis laga gaaray dagaalada Gaalkacyo.

Waxaa maanta si rasmi ah u dhaqan galay waan-waantii laga dhex waday dhinacyada ku dagaalamay Gaalkacyo.

pl-forces pl-forces00 pl-forces0 pl-forces1 pl-forces2 pl-forces3 pl-forces4 pl-forces5 pl-forces6 pl-forces7 pl-forces8

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open