Dowladda Ingiriiska Oo Danjire Cusub U Soo Magacowday Soomaaliya

Dowlada Igiriiska ayaa ku dhawaaqay in la bedelay Harriet Mathews oo ahaa danjirihii Somalia u fadhiyey sanadihii la soo dhaafay.

Waxaa danjiraha cusub ee UK u fadhinayo Somalia loo soo magacaabay danjire lagu magacaabo  David Concar.

Danjire David Concar ayaa xilka la wareegi doona bisha Janaayo sanadka soo socda ee 2017.

Waxaa isbedelkan siyaasadeed lagu shaaciyey qoraal kasoo baxay dowlada UK.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open