Gudiga Doorashooyinka Dadban Ee Jubbaland Oo Mas’uul Laaluush Bixiyey Ka Mamnuucday Inuu U Tartamo Kursi Xildhibaan Yaallo Kismaayo (Warsaxaafadeed)

Gudiga doorashada dadban ee Jubakand ayaa wasiirkii hore ee macdanta iyo batroolka ka mamnuucday inuu utartamo kursiga beeshiisa  Gaaljecel ee yaala Kismaayo.

Gudiga doorashooyinka Jubbaland ayaa musharax Maxamed Mukhtar ku eedeeyay inuu garab maray qaanuunkii iyo habraacii uyiilay xeerka doorashada dadban, gudiga wuxuu si toos u carabaabay in murashaxan uu laaluush siiyey xubno ka tirsan gudiga doorashooyinka Jubbaland.

gaaljecel-mp-in-jubbaland-1

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran