Wasaaradda Haweenka K/Galbeed Ayaa Maanta Magaalada Baydhabo Ku Xustay Maalinta Caruurta Aduunka (Sawiro)

Wasaarada Haweenka Konfurgalbeed ayaa maanta kulan loogu dabaal degaayo xuska Maalinta Caruurta Aduunka oo ku began 20 ka November ee sanad kasto ku qabatay magaalada Baydhabo ee xarunta maamullka K/Galbeed.

Waxaa Kasoo qayb galay mas’uuliyiin fara badan oo ay ka mid yihiin Wasiirada Haweenka iyo Horumarinta Huquuqul Insaanka Koonfurgalbeed marwo binti ibraahim, gudoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Koonfurgalbeed, Wasiirka Bay’ada, Wasiirka dastuurka, Agaasimaha hay’adda daryeelka caruurta naafada, maamulaha schoolka gabdhaha ee Cabdalla Deeroow, maamulada xafisyada genderka ee ka shaqeeya deegaanada koonfurgalbeed.

Wasiiradda Haweenka marwo binti ibraahim oo qudbad dheer ka jeedisay kulanka ayaa xustay 1954 /20 ka November goloha amaanka ee qaramada midoobay si buuxda u asteeyay maalinta caruurta aduunka, maalintaasi wixii ka dambeyana si joogto ah looga xusayey maalintaan guud ahaan caalamka.

iswa iswa0 iswa1 iswa2 iswa3 iswa4 iswa5 iswa6 iswa7 iswa8 iswa9 iswa10 iswa11 iswa12 iswa13 iswa14 iswa15 iswa16 iswa17 iswa18 iswa19 iswa20 iswa21 iswa22

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open