Jeneral Galal ” Madaxweyne Xasan Sheekh Wuu Ku Qaldanaa In Maxamed Cali Samatar Oo Qaranka Dumiyey Ku Magacaabo Geesi Qaran” – (Video)

Taliyihii hore ee Milateriga Soomaaliya Jeneral Maxamed Nuur Galal ayaa booqasho la xiriirto arimo qoys u tagay magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland.

Wareysi uu siiya TV-ga Horn Cable ayuu Jeneral Maxamed Nuur Galal in madaxweyne Xasan Culusow uu ku qaldanaa in Jeneral Maxamed Cali Samatar uu buunbuuniyo isla markaasina ugu magac daro geesi (hero) qara.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open