Maamulka Deegaanka Ceeljaalle Oo Howlo Shaqa Ah Ka Bilaabay Wadada Gasha Magaalada Marka (Sawiro)

Maamulka deegaanka Ceeljaale ayaa howlo shaqa ah wuxuu ka bilaabay wadadada isku xirta Ceejaalle iyo magaala Madaxda Gobolka Shabeelada hoose ee Markacadey.

Wadada isku xirta Ceeljaalle iyo Marka oo ay saameyn ku yeesheen roobabka ka da’aya Gobolka ayaa waxay hakad geliyeen isu socodkii Gaadiidka ee Gobolka intiisa kale.

img_3821 img_3824 img_3827 img_3845 img_3850 img_3851 img_8807 img_8808 img_8809 img_8810

Xuquuqda Sawirada Isha Raaxoole Media

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open