Laba Sano Ka Dib Maxaa U Qabsoomay Madaxweyne Shariif Sakiin, Daawo Sawir Dhab Ka Hadal Ah

Madaxweynaha Maamulka K/galbeed oo haadaan ka tuuray rajada Shacabka dega seddaxda Gobol ee uu ka aramiyo ayaa maalmo ka hor waxa maamulkiisa uu jirsaday labada sanno.

Sawirka maanta uu soo dhigay Farshaxamiistaha weyn ee Amin Camir ayuu cadeeyey in Shariif Sakiin markii hore ay aamineen Shacabka, ayna kala garan waayeen meesha uu u wado, waxaana haatan uu isu soo taagay inuu noqdo Madaxweynaha Soomaaliya.

gg

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open