Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyey Magaalada Xudun Ee Gobolka Sool (Sawiro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo wefd uu hoggaaminayo ayaa xalay wuxuu ku ku hoyday magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa subaxnimadii hore ee saaka u kicitimay dhinaca degmada Xudun oo ka tirsan Gobolka Sool, halkaasoo weftiga madaxweynaha siweyn loogu soo dhaweeyay.

Waxaanu noqday madaxweynihii u horreeyay ee taariikhda Somaliland oo booqasho ku taga degmada Xudun iyo qeybo ka mid ah Gobolka Sool

15192743_1122753094505209_6226913711172516188_n 15135859_1122754594505059_569660953741454134_n 15095031_1122753487838503_6052289290899895685_n 15203280_1122753297838522_8370064534926908132_n 15203395_1122754254505093_6244661552131507586_n 15170916_1122753927838459_2180658855524314647_n 15170881_1122753351171850_7507400605573299083_n 15107412_1122751774505341_3738194921587393799_n 14915643_1122752257838626_898965665223371437_n 15095456_1122752184505300_2177648025261494860_n 15192785_1122751111172074_8254229255754361579_n 15193609_1122751667838685_2790225909008140286_n 15179185_1122752094505309_388764258964390258_n 15094456_1122751431172042_674388334695065066_n

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open