Baydhabo: Xildhibaan C/laahi Abshirow Oo Markale Ku Guuleystay Kursiga Aqalka Hoose Ee Beesha Biimaal

Waxaa si habsami leh magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay uga socoto doorashada mudaneyaasha Aqalka Hoose ee laga soo dooranayo gobolada K/Galbeed Soomaaliya.

Xildhibaan C/laahi Cumar Abshir ayaa markale ku guuleystay kursiga beesha Biimaal Aqalka Hoose isagoo ka mid noqonaayo Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee cusub.

Waa kursigii 3aad ee beesha Biimaal ay ku lahayd maamulka K/Galbeed, waxana weli dhiman 2 kursi kale oo beeshan ku leedahay K/Galbeed.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open