Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Sir Culus Oo Ku Saabsan Wadahadalka Somaliya Iyo Somaliland (Video)

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) oo ah Musharax u taagan Xilka madaxwaynaha Soomaaliya ayaa ka shifay Sir Culus oo ku aadan Wadahadalada u dhexeeya Dawlada Soomaaliya iyo Somaliland, iyo Waliba sidoo kale qaabka uu ku bilowday.

Dhinaca kale Tarsan wuxuu sheegay in Somaliland Aqbashay in mudo 10-sano ah  iskood isku maamulo, Islamarkaana intaasi kadib uu qaato Midnimada Soomaaliya, Waxaana sidoo kale La waydiiyey Su’aalo kala duwan.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran