Musharaxa Xildhibaanka 1aad Ee Beelweynta Habaryoonis Togdheer Kursiga Oodweyne

Waxaan kudhawaaqayaa inaan usharaxanahay xilibaanka 1aad beesha Habaryoonis(cabdalle ismaaciil) ee Togdheer kumatalaya Aqalka hoose ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Anigoo sidoo kale usharaxan madaxtinimada Soomaaliya kuna matalaya xukuumada cusub ee soo socota Qawmiyada Dir guud ahaan Waxaan kacodsanayaa dhamaan waxgaradka Qawmiyada Dir ee Geeska afrika khaasatan beelaha Biimaal, Surre, isaaq, Samaroon, garre, jiido, mandaluug, baajamaal, ciise, iyo dhamaan Madaxweyne Dir(Ormo) inay is buuxda iigu taageeraan inaan noqdo Xilibaankooda 1aad ee ku halgami doona xuquuqdooda Soomaaliya inay si buuxda uhelaan taasoo aan kordhin doono dadaalkii aan soo waday 25tii sano ee lasoo dhaafay oon goobkasta oo talo Soomaaliyeed lagu hayay aan taagnaa.

Waxaan kacodsanayaa in ergada beeweynta Habaryoonis ee muqdisho dooranaysa Xilibaanka Togdheer ay Cadaalad iyo Qadarin weyn Sameeyaan.

MUSHARAXA XILIBAANKA TOGDHEER
EE AQALKA HOOSE IYO MUSHARAXA MADAXWEYNE EE SOOMAALIYA
GUDOOMIYAHA XISBIGA SHACABKA GEESKA AFRIKA EE SOOMAALIYA
PHILOSOPHER HAABIIL CABDI HAYBE.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open