Kullan Cabasho Iyo Baroordiiq Ka Dhan Ah Xasuuqa Shabeellaha Hoose Oo Ay Soo Qaban Qaabiyeen Jaaliyadda Sucuudiya Carabiya (VIDEO)

Kulan baroordiiq iyo cabashooyin ka dhan ah xasuuqa iyo barakicinta maatida iyo shacabka shabellaha hoose  oo ay soo qaban qaabiyeen jaaliyadda reer shabeellaha hoose ee ku sugan boqortooyada sucuudi carabiya ayaa ka dhacdey magaalada Jidda

Kullanka waxaa kasoo qeyb galay madax, masuuliyiin iyo martisharaf kala duwan ee kasoo kala jeeda deegaanada shabeellaha hoose uu ka koobanyahay ma ahan markii uguhoreyse ee ay Jaaliyadu qabato kullamada noocaan oo kale ah jaaliyada ayaa ah mid had iyo jeer utaagan difaaca dadka & deegaanka g/sh/hoose

Hadaladdii masuuliyiinta waxaa ka mid ahaa “waan ognahay waxa meesha dhibaatada ka wado xoolaha kaxeysta, guryaha iyo ceelasha gubaya  waa nimankii looga adkaadey dagaaladii 4tii sano lasoo dhaafey ka dhacaye shabellaha hoose oo shaatiga soo badashey,  anaga ma nihi kuwa lagu qaldi karo shaati SHABAAB horey ayaa looga daaley in la,nagu gumaaado shaati/tuute DOWLADEED”.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA  OO DHAMEYSTIRAN     By Badmaceeye

 

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open