Sheekh Aadan Madoobe Oo KU Guuleystay Tartan Aqalka Hoose Oo Ka Dhacay Magaalada Baydhaba (Sawiro)

Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sheekh Aadan Madoobe ayaa maanta ku guuleystay tartan loogu jirey ku guuleysiga kuri ka mid ah kuraasta Baarlamaanka Fedaraalka ee aqalka hoose.

Sheekh Aadan ayaa waxa la tartameysay Gabar lagu magacaabo Farxiya Maxamed Axmed, oo isu soo taagtay tartanka.

Markii lasoo galay howlka ay ka dhaceysay doorashada ayaa waxa cod baahiya la wareegtay Farxiya Maxamed Axmed oo ku dhawaaqday in ay tanaasushay, waxaans idaa loogu codeeyey Sheekh Aadan Madoobe.

12-2

03-26 04-25 06-17 10-7

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open