Al-shabaab Oo Soo Bandhigtay Gaari Dagaal Oo Dhawaan Iska Dhiibay Deegaanada Ay Maamusho (Sawiro)

Fagaare ku yaalla deegaanka Kuunyabarow ee Gobolka Shabeelada hoose ayaa waxa lagu soo bandhigay Gaari nooca dagaalka ah oo dhawaan isku dhiibay Maleeshiyada Alshabaab.

Gaariga oo ahaa nooca Soomaalidu u taqaan Cabdibile ayaa sida la soo bandhigay waxa saarnaa qoryaha dhashiikaha iyo kuwo kale sida qoriga PKM-ka iyo hub kale.

Maleeshiyada Alshabaab ee gacanta ku haaya deegaanka Kuunyabarow ayaa sidoo kale soo bandhigay laba askari oo saarnaa Gaariga Cabdibilaha ee ka baxsaday Degmada Baraawe oo ay joogaan Ciidamo ka tirsamn kuwo dowlada Xasan Sheekh.

Askarta Baxsadka ah ee iska dhigaabya Deegaanada Shabaabku maamulaan ayaa sheegay in duruufo kala duwan ay ku kaliftay inay isaga tagaan degmada Baraawe iyo guud ahaan Ciidamada lagu sheego Milateriga.

kunya_1 kunya_2 kunya_3 kunya_6 kunya_10 kunya_11

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open