Jaaliyadda Beesha Biimaal Ee Sacuudiga Oo Si Kulul Uga Jawaabay Caalcalka Iyo Baroorta Mooryaanta, Hambalyana U Direy Xildhibaanada Cusub (Video)

Jaaliyadda Boqortooyada Sacuudi Arabiya ee Beesha Biimaal oo la hadlay Tv-ga Halgan ayaa jwaabo kulul waxay ka bixiyeen hadalo isugu jira Calaacal iyo hanjabaado ay warbaahinta siiyeen Mooryaanta xoogga ku haaysata Gobolka Shabeelada hoose.

Mas’uuliyiinta Jaaliyadda ayaa mid mid isu dul taagay qab qablayaal xaaraan ku naaxayaal ah oo ku sugan Beero ku yaalla Shabeelada hoose oo ay xoog ku haaystaan kuwaas oo maalmihii lasoo dhaafay ay ku kordheen weerarada iyo beegsiga Ciidamada deegaanka.

Dhinaca kale Jaaliayadda ayaa halmbalyo iyo bogaadin u direy Xildhibaanada cusub ee lagu doortay Magaalooyinka Kismaayo iyo Baydhabo kuwaas oo Beesha Biimaal ku matali doona xildhibaanada aqalka hoose ee Baarlamaanka Fedaraalka.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open