Barnaaminka Dareenka Shacabka Oo Lagu Falanqeeyey Doorashooyinka Iyo Musuqmaasuqa Baahsan (Video)

Barnaamijka Dareenka Shacabka ee ka baxa Tv-ga Horncable ayaa lagu falan qeeyey doorashada ka socota Soomaaliya iyo musuqmaasuqa baahsan ee ay ka cabanayaan Beelaha Soomaaliyeed.

Hadaba Barnaamijkan waxa ka qeyb qaadanaya Masuuliyiin, Aqoonyahano, Xildhibaan hore iyo Odayaal Ruug cadaa ah oo mudo badan usoo taagnaa Xaalada Doorasho ee Soomaaliya.

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open