Fadlan Ka Qeyb Qaado Dayactirka Mid Ka Mid Ah Masaajidda Ku Yaalla Xaafada Buufow Ee Magaalada Marka (Sawiro)

Masaajidkan oo ku yaalla Xaafadda Buufow ee magaalada Marka oo aan si habsami leh loo dhisin ayaa bilooyinkii ugu dambeeyey waxa soo wajahay burbur oogan, waxaana Jamaacadda Masaajidka ay codsadeen in laga taagaaro Dayactirka Masaajidka iyo dugsi qur’aan oo ku agyaalla.

Waxa horey ay usoo gudbiyeen in loo iibiyo qalab uu u baahnaa Masaajidka, oo ay ugu horeeyeen Koronto iyo qalabka kale ee Cod baahiyaha (Makroofan), ayaa waxa ku deeqay Qof muxsin oo sadaqeystay Korontada Masaajidka iyo Makrafoonka.

Halkan hoose waxaan kusoo gudbin doonnaa qiimaha ay soo gudbiyeen Culimada oo faahfaahsan.
Qof walba oo muxsin ah wixii uu ugu talagalay in uu ku bixiyo Dayactirka masaajidka wuxuu kusoo hagaajin karaa Akoonka iyo Nambarka hoos idin kaga muuqda.

252618341700 iyo Akoonka Tirsigiisu yahay 31188274

Qiimeynta dayactirka masjidka

  1. Shan albaab
  • sadex kamid ah waa alwaaxa ad adag halkii xabo 50$ .
  • labo kamid ah waa ganjeel halkii xabo waa 100$ .
  • total: 350$
  1. Sideed dariisho hashii dariisho waa 30$
  • Total 240$
  1. Shamiindo dhulka lagu kabiso:-
  • 12kiish halkii kiish 11$,
  • khumba khumbe & caro, iyaga qiimahooga wa 60$
  • Total : 194$
  1. Musqusha boos neerada shubid ayey rabtaa waxayna ubaahan tahay:-
  • feero kundiino 5xabo, hashii xabo 8$,
  • feero sate 3xabo hashii xabo 5$
  • shamiindo 2bo kiish, 22.
  • jaay + dhagax + caro +40$.
  • Total : 67$
  1. Qol yar loo dhisayo microfoonka ama cod baahiyaha waxaas ubaahan yahay :-
  • bulukeeti number diyeeshi 100xabo. 25$
  • shamiindo 2kiish 22$.
  • yar yarooti ,50$
  • Total: 97$
  1. Marinta masjidka nuuriyo, rinji, & yar yarooti 100$ dolar
  • Total: 100$
  1. Aas aas qeybta hoose lagu adkeynaayo:-
  • 40gaari dhagax 180$
  • 30 loor nuuriyo 50$
  • Caro 20$
  • Shamiindo 5kiish 55$
  • Total: 305$
  1. Gogol roog qiimaheeda mahayno
  2. Shaqaalo 500$ dolar.
  3. Total guud ahaan: 1853$ dolar

Fadlan Lasoo xiriir Nambarkan 252618341700 iyo Akoonka Tirsigiisu yahay 31188274

m-1 m-7 m-17 m5 m-14

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open