Jilaa Caan Ah Oo Erayo Qosol Badan Ku Bedelay Heesta Dhakacadhac Ee Farxiya Kabayare (Video)

Mid ka mid ah fanaaniinta Somaliland ayaa Ereyo qosol badan wuxuu ku bedelay heesta Caanka baxday ee ay qaado Fanaanada lagu magacaabo Farxiya Kabayare, waxaana Erayada heesta ka mid ah “Dhakhtarkii Jaceylkaa Aniga ahay waahaan kaa dhameyn lahaa”

Aragtidaada Hoos Ayaad Ku Qori Kartaa

Kaydka Qoraalada

Warar Masawiran

Open